|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
![]() |
||||||||||||||
|
|
|
|
|
|
|
|
||||||||
![]() Cudurka Duumada Sidiii aad nooga barateen ama aan hore idinkaga balan qaadnay waxan tobaadkasta idiin soo gudbin doonaa mowduuc ku saabsan dhibaatada caafimaad ee jirta iyo sida markaa looga sameyn ay u yeelan karto anogoo tobaad kasta soo qaadan doona cudurka aan is leenahay waa kan ugu saameyn badanyahay cudurada jira. Laakiinsanadkii 1880 ayaa c.lavern aad u cadeeyaya deris kunoolaha jeermiska keena malariayda islasanada yar kadib sanadkii 1889,Rroos uu daah karogay eay faafto ayna leedahay taay afar nuuc ,iayadoo nuuca ugu halisan uu ku sheegay in tahay nuuca loo yaqaano plasmodium falciprum malaria. wxaase jira nuucyada kale in ay ka waxyeela yaryihiin nuucaan waxeyna kal yahiin nuucuada kale (p.vivax,p.malariae,p.ovale). Hab nololeedka malariyada ayaa u sahla aya la yiraa hdaa xaga faafifideeda deris ku noolaha gudbiya cudurkaan duumaada waxuu sameyn ku yeeshaa labo martigeliye oo midba ay ay muda uu marti geliyay ama uu soo qaniinaay ,waxasese faafiya anophels moquitoes kasoo qaniina qof ama ku dura jeermiskii malaria parasites (sporoszoites),dhiiga qof caafimaad qaba,markaas kadib ayuu jeermiskii ku safraa ama qulqulada dhiiga ilaa uu ka gaaro beerka ,wuuna ku qaan gaaraa halkaas kadib waxuu waxyeelaa unugyada cas cas ee dhiiga ama uu galaa. kadib unugyada cas cas deriskunoolihii mar labaad ayuu ku hor maraa ilaa uu awood uga yeesha in raaco burburiya ungayda cas cas ee dhiiga si uu oawood ugu yewesho in uu wax yeello geysto. Kaddibna waxey gaartaa anophels mosquito's caloosha kadibna waxey duulaan ku qaadaa in ay raacdo qanjirada candhuufta .intaa anophels mosquito waxey qaniintaa qof kaas si ay dib uga sii wadda hab nololeed meerteedkeeda kadibna waxey u hornartaa hab koru marineed ama hab shiiqisheed (dormant stages) taas oo horu mar deg deg ah sameysahalkeebaa malariyadu dhib ku heysaa.meelaah ugu badan dunida oo maanta malariyadu dhibka uga badan ku heyso ama meelaha ugu waa weyn waxaa ka mid ah asia, africa and centarl and south america . Qof kasta oo usafraa ama raba in uu ku noolaada wadan ka mid dhulkaas waa in qaataa kahortag . qiyaastii 40% oo ah caalamka dadaka ku nool ayaa halis ugu jira cudurkaan duumada . Waa maxay calamadaha cudurka duumaad ama malariyada ? Daawada ku haboon ee loo maleyn karo in lagu daaweyn kara cudurkaasi.daawada kuhaboon waxaa lagu ogaan karaa gobolka uu kunoolyahay qofka cudurka haleelay,meela kaladuwa ee dunida daafadeeda waxaa laga helaa malaria taasoo difaac uleh qeeyba kamid ah daawooyinka. Dawada kuhaboon qeeyb walboo kamid ah malariyada waa inuu bixiyaa dakhtar qibrad dheer uleh cudurka, inkastoo dadka eey asiibto malaariyada qeeybta looyaqaan p.falciparium uu inta badan udhinto taasoo eey sababto daahintaa kuyimaado daawaweynta bukaanka,daaweyn dagdag ah ayaa loo bahan yahay qofka eey asiibto p.falciparium.marxalada kowaad marka qofka eeysan aad uheynin qofka waxuu isticmaalikaraa daawooyinka afka laga qaato. Marxalada labaad qofka aadka eey uheysoo waxaa sida qofka oo suuxa ama coma galo ,qofka oo dhiigla'an noqda,beerka iyo keliyah oo anan siwanaagsan ushaqeeyn, unugyadada oo isdulfuu(intravascular coagulation),dhiig sanka kayimaada si'xad la'an ah, qofkaasi waxuu u baahan yahay daawada intravenous (IV)drugs iyo solutions ama filimbooyin. daaweyta malariyada marwalaba ma'aha mid sahlan chloroquine phosphate ayaa ah daawda marwalaba kuhaboon qeeyb walbo oo malarayida kamid ah marka laga reebo qeyba adkeeysiga uleh chloroquineka oo kamidyihiin plasmodium strain sida(p.ovale,p.falciprum,p.vivax iyo xitaa, p.ovale) kuwasoo lasheegay in uadkeeysi uyeeshen chloroquine.nasiib xumo,uadkeysiga waxaa lagu ogaaday qof lagu daaweyay daawada taaso lagu guuldareeystay. Lakiin waxaa jira qeyba laba jibaaran ee lagu daweeyo palasmodium ka uleh adkeeysida daawooyinka(waxaa kamid ah quinine sulfate plus,doxycycline[vibramycin,oracea Adoxa,Atridox],waxaa jira sheeybaaro lagu ogaado bukaanku inuu leeyahay diriskunoole uu adkeeysi uleeyahay jirkiisa lakiin tani ma aha mid marwalba sameeyo.daawada ugu wanaagsan ee malariyad waa in laga hotegaa .waxaan lagu kala duwanyahay dawada, wadamada kuwa kahooseeyo saxaraha eey adkeeysi uleeyihin chloroquine. NB: FADLAN HAISTICMAALIN DAAWO UUSAN KUUQORIN DAKHTAR, SIDOO KALE KA HORTAGU WAXUU KA WANAAGSANYAHAY ISDAAWEYNTA. W/Q: Cabdiqani Cilmi Maxamed |
|
|||||||||||||
|
Copyright © 2009 Caafimaadka.net
All rights reserved |
||||||||||||||