Cuduradda ugu badan ku haaya Soomaalida ku nool dalka Kenya

Somaali badan oo ku nool wadanka kenya  oo asal ahaan kasoo jeeda somalia  ama ku dhashay kenya ayaa aad ula dhibaateteysan cudurro badan oo ka dhaca  qaasaatan cudurro badan oo aan dadka soomliyeed lagu aqoonjirin,haddaba waa see xaaladda dadka soomliyeed ku nool islii ?

Waxaa jira cudurro baddan oo ku dhaca dadka ku nool kenya ee somliada ah ,haddaba cuduradee ayaan ugu baddan kuwa ku dhaca dadka Soomaaliada, haddaba baaris iyo  tixraac dheer kadib oo uu sameeyaay wargeyska ayuu helay arintaan, waxaa iska cadd arintaani in ay tahay dhib cusub oo sameyntiisa leh oo heysta bulshada soomliyeed.

Waxaa kamid ah cudurada halkaan ka jirra oo dhibka ku heya dadka somaliada ah .

1) Cudurka qaar jeexa - pneumonia

2) Cudurka malariyada    -    malaria

3) Cuduradda ku dhaca dheefshiidka sida shubaka -  gastro intestinal tract

4) Cudurada ku dhaca dhegaha-   otitis madia

5) Sonkorowga             - diabetes

6) Hypertention ama blood pressure - dhiig karka iyo cudurro badan oo aan halkaan lagu soo koobi karin  haddaba hadii aan sooqaadana cudurka hadda ugu badadan dadaka soomlida ee halkan ku nool.

Pneumonia ama qaar jeex hadaba waa maxay qaar jeex ?

Qaar jeexa waa infection ku dhaca sanbada iyo habka neef mareenka .inta badan waxaa dhaca goortii hawo ay ka buuxsamaan kiishaka sanbabadda oo loo yaqaano (known as alveoli).

Hadaba dad badan ayaa ka helaa pneumonia hab dhiska neef mareenka ee sare markii uu in fection ku dhaco sida qabowga ama hargabka . marka waxaa laga yabaa in ay ay horu mar sameyso cudurkaan hadii  uu san helin hab daaweed wanaagsan .

Inta badan cudurkaan waxaa keena  bacteria inta badana1-2 asbuuc  taas oo ku xiran awoodda jeermiska .nuuca layiraahddo niral pneumonia  labada asbuuc iyo in kabadan qaadan kartaa .

Markasta oo ay kugu dhaco qaar jeexo wxaad halis  u tuhay in wax yeelo halis ah kuu geysto.

Causes of pneumonia (sababaha qaar jeexa)

Qaar jeexa waxaa sababa tirro badan sababayaal ah ama agents :viruses, bacretia parasites or fungi.

Kuwa ugu caansan ee sababa qaar jeexa  waa bacteriyada ama viruska. badanaa kuwaas u hogaamiya qaar jeexa in ay ku dhacaan pneumonia are rhinovirus,flue, rsv (iyo ku dhaca habdhiska neef mareenka.

Pneumonia symptoms ( calaamadha qaarjeexa )

Calaanandaha cudurkaan qaar jeexa badanaa waxey soo muuqdaan 2ama 3maalin qabowga ama dhuun xanuunka yimaaddo kadib.  

Kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah qandho, qufac, neefta oo degdegta, oo aa adkaata soo bixiddeda, dhawaaqa neefta oo bedelma, xabad xanuun matag  mar mar ah,daal tamarta oo nuqaanta murqaha feerah oo is jiita aPreventing pneumoniama qofka oo neefta kor u qaada qofka oo waxba qaadan karin qaar qaar jeexa ka mid ah ayaa faruuryaha iyo faraha ayaa colorku bedelmaa ama uu noqdaa grayish color.

Prevention of pneumonia

Qaar jeexa ma ahan cudur faafa inta badan .si kastaba ha"ahatee waxaa laga yabaa in ay hdacikarat sabaihiisu faafi waayo waxaa jira wax kasta wax sababa .jeermiska bacteeriyada iyo viruskubakuwaasoo keena cudurkaan ayaa dabai kara dhibka gaaraaya qofka .

Sababayaasha oo ku faafo ama uu galo qofka waa isaga oo si taas qofkii jeermisku ugu dhaco ama uu usoo raaco waxyaabha dareeraha ah, taas uu qofkaafkiisa iya sankiisa   uraaco.

Labadda jeermis ee badan ee keenna cudurkaan waxey inta badan ku gudniyaan wax loo yaqaano (airbornedroplets ),goortii qofku ay kayimaadaan hindhisyo, qufac ama qosol.

Waxaa jira habab badan oo cudurkaan looga badbaadi karro ama looga hor tegi karro qaarjeexa,kan ugu fudud waxaa orankaraa dabcan ka dheerow daka qabbo cudurkaan weliba waqtiga uu bilow yahay  waayo cudurkaan isga aad uma faafo haddi uu yahay qaar jeex dhab lakiin waxaa laga yabaa  sabayaashiisa in adna kuu horseedaan ion qaaddo,marka haddi aad la nooshahay qof sida cudurkaan aad uga taxadar naftaada qaasatan sabayashiisa.

Waxaad sameyn kartaa qaab taxadar ah qaasatan hareehaa adoo ka ilaalinaa wax kasta oo aad kaqaadi karto si hagaagsan. Waxaa kaloo jira qab talaal oo laga heli garo wadamo badan kaas oo aad uga hor tagi karto  qaar jeexa ama pneumonia .

Marwalba la tasho dhaqtaarkaada .

Waxaad kaloo uga hor tegi kartaa adoo nafsadaadda ka ilaaliaya waxa kasta oo kuu horseei karta in aad qaado cudurkaan qaasatan adoo aad isaga ilaaliya hargabka i.w.m.

Waxaa jira oo kle qaab wadanada qaar ka hirgalay oo nuuca uu keenaan  virusyada  daawo la isticmaalo  taas oo dadka la siinaayo  qaasatan dadka halista ugu jira in ay markasta hirmaan habkooda neebmareenka .

 W/Q: Cabdiqani Cilmi Maxamed

Copyright © 2009 Caafimaadka.net All rights reserved
Designed and Hosted by WEBSOMALIA